Qarax ka dhacay Magaalada Beladweyne & Wararkii ugu dambeeyey

Qarax xooggan ayaa ka dhacay Xaafadda Xaawo oo ka tirsan Magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan kaasoo lala beegsaday ciidamada Jabuuti lagula eegtay ee magaalada B/weyne. Goob-joogayaal ayaa sheegaya in qaraxan oo loo adeegsaday miino wadada lagu aasay lala beegsaday gaari ay wateen ciidamada Jabuuti ee ka tirsan AMISOM. Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa … Continue reading Qarax ka dhacay Magaalada Beladweyne & Wararkii ugu dambeeyey